Qaar ka mid ah jidadka Muqdisho oo saaka xiran & ciidankii xasilinta oo mar kale lagu arkay

Qaar ka mid ah Wadooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa saaka xiran, iyadoo gaadiidka shacabku aysan isticmaali karin  meelaha qaar. Sida wararku nagu soo gaarayaan meelaha xiran ayaa waxaa ka mid ah Isgoyska Jubba, daljirka, wadada 21-ka Oktober, Ceelgaabta, iyo kuwa kale, ciidanka dowladda ayaana  dib u celinaya gaadiidka shacabka guud ahaan. Ciidamada xiray jidadka … Continue reading Qaar ka mid ah jidadka Muqdisho oo saaka xiran & ciidankii xasilinta oo mar kale lagu arkay